Qeexid
"Caddaalad, gar, garsoor, garsoornimo."
"Caddaalad, gar, garsoor, garsoornimo."
Wadaag:
Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo.
Isu c.: wax isu dheelli tirid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wax la caddilay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
C. ah: neef la rarto o aan rar saarnayn.
C. ah: fallaar aan waabaayo la marin. ld caddaysin.
m.l.kh
Wadaag: