Qeexid
"Geedgaab leh caleen iyo miro yaryar oo ka baxa meelaha biyo mareenka ahi."
Qeexid Xigta
Midab cagaar khaafiif ah leh.
"Geedgaab leh caleen iyo miro yaryar oo ka baxa meelaha biyo mareenka ahi."
Midab cagaar khaafiif ah leh.
Wadaag:
Geed leh caleemo yaryar, miro kuuskuusan, macaan iyo laamo dhuudhuuban. ld caduur.
m.dh
Wadaag:
Dhul ciiddiisu jilicsantahay, aan boor lahayn oo geedgaab ka baxa.
m.l
Wadaag:
Hanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax tiro ahaan inta uu ka koobanyahay.
Wargeys, qoraal iwm oo si isdabajoog ah u soo baxa, lambarka ay leyihiin inta isku mar soo baxda.
m.l
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigid.
Arrin la qarinayey soo bandhigid.
Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Shaah caano yar lagu daray.
In yar oo caano ah oo loogu talaggalay in shaah lagu caddeeyo.
ld caddayn.
m.l
Wadaag:
ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; baras.
Dhar midab baxay.
m.l
Wadaag: