Qeexid

"eeg cadee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadeyn oo kali ah:
  • "Runtii Ismaaciil waa wiil aad u nasiib badan, waayo wuxuu kasoo haray isagoo dhaawac halis ah qaba saaxiibadiisa oo ku dhintay dagaalka, taasna waxaan dhihi karaa waa nasiib aad u wanaagsan" ayuu yiri Behuko oo dhoola-cadeynayay.
  • "Waxaan u cadeynaynaa shacabka Muqdisho inay isgarab taageen jihaadka aan ku dhawaaqnay ayna hubka ciidamadan wata yihiin kuwo ay iska soo ururiyeen wiilasha iyo gabadhaha reer Muqdisho ee xaqa jecel" ayuu yiri Sh.