Qeexid
"U c.: qof cayroobay kaalmayn; qof wax aan filanayn siin; qof tartan ku jira garab siin."
[-ooyay, -oysay]
cadgo oyay
cadgo ysay
f.mg2"U c.: qof cayroobay kaalmayn; qof wax aan filanayn siin; qof tartan ku jira garab siin."
Wadaag:
cadgo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Muruqyada, dhibaato xanuun leh oo hakisa dhadhaqaaqa ku dhicid; muruqgo'.
Wadaag:
cadgo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Muruqyada, dhibaato xanuun leh oo hakisa dhadhaqaaqa ku dhicid; muruqgo'.
Wadaag:
Ka c.: cid godob ka gashay ka aarsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Gabal hilib ah.
C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah.
C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.
m.l
Wadaag:
Raad gooyo samayn.
Wax cirib tirid.
f.g2
-gooyay, -goysay
Wadaag:
Cadanyo dareemid. ld cadayoo, canaanyoo, cananyoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.
m.l
Wadaag:
Dhibco-dhibcaha ka soo horreeya daruur markaas di'id bilaabaysa.
m.dh
Wadaag:
Wax cad ahaansho.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho.
Waa ka caddahay: waa liitaa.
f.mg4
Wadaag:
(f.g) Socdaal ugu horrayn.
(f.mg) Beer dooxyo u yeelid.
f.g
-ooyay, -oysay
Wadaag:
(caday, m.dh) Geed abaareed laamihiisa ama xididdadiisa ilkaha lagu nadiifiyo oo leh miro yaryar, gudguduudan, macaan oo la cuno.
(-yo, m.dh) Laan dhuuban ama xidid ilkaha lagu nadiifiyo; rumay.
m.l
Wadaag: