Qeexid
"Ka c.: cid godob ka gashay ka aarsasho."
[-stay, -satay]
cadgoos tay
cadgoos atay
f.mg3"Ka c.: cid godob ka gashay ka aarsasho."
Wadaag:
U c.: qof cayroobay kaalmayn; qof wax aan filanayn siin; qof tartan ku jira garab siin.
f.mg2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
cadgo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Muruqyada, dhibaato xanuun leh oo hakisa dhadhaqaaqa ku dhicid; muruqgo'.
Wadaag:
cadgo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Muruqyada, dhibaato xanuun leh oo hakisa dhadhaqaaqa ku dhicid; muruqgo'.
Wadaag:
(f.g) Wax, wax ka jarasho.
(f.g) Wax mutansasho.
(f.g) Arrin fulinteed go'aansasho. 4. (f.mg) Cid baxsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Gabal hilib ah.
C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah.
C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.
m.l
Wadaag: