Qeexid

"(-wyo, m.dh) ld cadaawad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadow oo kali ah:
  • Aweys oo intaas raaciyay: "Dhowr jeer ayaan sheegay in DF aysan ahayn wax lala wadaago xukun oo dadka iyo dalka u horseedi karta wanaag, waxay ahayd mid uu cadowgu ku adeeganayo haddana uu nacay".
  • "Shiikh Sharif waa in la afgambiyaa" ayuu yiri Bin Laden isagoo Shiikh Shariif ku eedeyey inuu isbedelay oo uu ku biiray cadowga Islaamka, siduu hadalka u dhigay.