"Cadow ahaansho."
Wadaag:
Badow ahaansho.
m.dh
Dareenka colaad iyo xumaan ee laba qof ama ka badan isu hayaan. ld cadowti, cadowtooyo.
Ilmadow ahaansho (qof).
(-wyo, m.dh) ld cadaawad.
m.l
Caddaalad, gar, garsoor, garsoornimo.
ld cadowtinnimo.
(-oobay, -owday; -oobi) ld cadcadow.
f.mg1
(-oobay, -owday; -oobi) Wax cadcad ah noqosho. ld cadadow.
Caan ahaansho.
Caaq ahaansho.
Cayr ahaansho.
Caam ahaansho.
Cadaw ahaansho.
ld caajisnimo.
ld cininnimo.
ld Habeennimo
(daaw.) Labada indhood oo kala qalloocda.
Caycay ahaansho.
Abkow ahaansho.
Ixtiraam weyn ee caadada ku saabsan.