Qeexid
"Geed leh caleemo yaryar, miro kuuskuusan, macaan iyo laamo dhuudhuuban. ld caduur."
"Geed leh caleemo yaryar, miro kuuskuusan, macaan iyo laamo dhuudhuuban. ld caduur."
Wadaag:
Geedgaab leh caleen iyo miro yaryar oo ka baxa meelaha biyo mareenka ahi.
Midab cagaar khaafiif ah leh.
m.dh
Wadaag:
Hanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dhacdo taariikheed oo sooyaal ah, oo wax laga beddelay qaabkeeda hore. ld asduurad, usduurad.
m.dh
Wadaag:
Gabal hilib ah.
C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah.
C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.
m.l
Wadaag:
Dhul ciiddiisu jilicsantahay, aan boor lahayn oo geedgaab ka baxa.
m.l
Wadaag:
Dhibco-dhibcaha ka soo horreeya daruur markaas di'id bilaabaysa.
m.dh
Wadaag:
Wax cad ahaansho.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho.
Waa ka caddahay: waa liitaa.
f.mg4
Wadaag:
Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo ilmihii ugu horreeyey dhalid.
Cir, di'id billaabid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag: