Qeexid
"(baay.) Jidh huruud ah oo ku dhex samaysma moqorka Goonka garaaf ee ilma galeenka naasleyda marka ay ukunta sii daayaan kaddib. Waxay dhiiqdaa hormoonka borojestaroon."
"(baay.) Jidh huruud ah oo ku dhex samaysma moqorka Goonka garaaf ee ilma galeenka naasleyda marka ay ukunta sii daayaan kaddib. Waxay dhiiqdaa hormoonka borojestaroon."
Wadaag:
Gabal hilib ah.
C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah.
C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.
m.l
Wadaag:
Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.
m.l
Wadaag:
Wax cad ahaansho.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho.
Waa ka caddahay: waa liitaa.
f.mg4
Wadaag:
Dhibco-dhibcaha ka soo horreeya daruur markaas di'id bilaabaysa.
m.dh
Wadaag: