Qeexid

"ld cafis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cafi oo kali ah:
  • Ma ahan markii u horeysay ee uu Madaxweynaha cafis u fidiyo maxaabiis, waxaana ay aheyd sanadkii hore markii madaxweynuhu sidan oo kale uu cafis u fidiyay maxaabiis laga soo qabtay dagaaladii dhex maray dowladda iyo maxkamadihii islaamiga.
  • Gudoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Guurtida oo ka hadlay kulankaas geba-gebada ahaa, ayaa Mudanayaasha kula dardaarmay in ay isa saamaxaan iskana cafiyaan xurgufihii yaraa ee ka dhashay doodihii goluhu ka yeeshay Ajandihii kal-fadhigan hadda xidhmay.