Qeexid

"Wax cagaartay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cagaaran oo kali ah:
  • Wafti u ambabaxey degaanka Cagare Wafdi isugu jira maamulka gobolka iyo odayaasha gobolka Nugaal ayaa maanta u amba baxay deegaanka Cagaaran oo ay isku horfadhiyaan labo Beelood oo halkaas wada dega.
  • Sidoo kale, aqalkacagaaran (greenhouse) oo ka samaysan uumi biyo, kaarboon-labo-ogsaydh, miithayn (methane) iyo ozoneka oo masuul ka ah dheelitirka heerkulka dunida ayaa ka mid ah faa'iidooyinka cirku u leeyahay dhulka.