Qeexid
"eeg cagaari. ld cagaaris."
"eeg cagaari. ld cagaaris."
Wadaag:
(f.g) Wax cagaar ka dhigid.
(f.mg) Caano la lulayo dhibcihii ugu horreeyey oo subagga ahaa bilaabid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Doog.
Qudaar.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (baay.) Walaxda mas'uulka ka ah midabka cagaaran ee dhirta badidoodu leedahay, molikiyuulka cagaariyuhu waa xudunta ugu muhimsan ee nuugista ilayska marka la eegayo falgallada ilayska ee footoosintasiska.
m.l
Wadaag:
Wax cagaar noqosho.
Caano la lulayo firfiryeelasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) (baay.) Cagaarside laga helo unugyada dhirta waaweyn iyo aljiga. Marka laga reebo cagaar buluugga ah dhirta waaweyn. C.duhu wuu wareegsanyahay sida saxanka oo kale, laakiin ka aljigu wuu muuqaalo badanyahay.
m.l
Wadaag:
Cudur dadka ku dhaca,beerka waxyeeleeyo, oo indhaha iyo kaadida cagaarsha.
(daaw.) Hurdi noqoshada ama cagaarashada jirka meelo ka mid ah sida: maqaarka, caddaanka indhaha; taas oo tilmaameysa biilirubiinka oo dhiigga ku badan. ld Indhacaseeye.
m.l
Wadaag:
Wax aan kabo haysan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
Meel leh dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
Dhibaatada caguhu ka mutaan marka lagu socdo meel leh dhagax, qaruurax, gaxandho iwm. 4. ld cagaagid.
m.l
Wadaag:
Wax si ay meel uga fogaadaan aad u cayrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: