Qeexid
"eeg cagaaran. ld cagaarnaansho."
"eeg cagaaran. ld cagaarnaansho."
Wadaag:
Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Doog.
Qudaar.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax cagaar ka dhigid.
(f.mg) Caano la lulayo dhibcihii ugu horreeyey oo subagga ahaa bilaabid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aan kabo haysan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Wax cagaar noqosho.
Caano la lulayo firfiryeelasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-nno, m.l) Dad qudaarta ku nool oo aan hilibka cunin.
m.l
Wadaag: