Qeexid
"Hanti yar oo la siiyo qof baadi doonay."
"Hanti yar oo la siiyo qof baadi doonay."
Wadaag:
Ku c.: qof, baadidoon daal badan kala kulmid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Waayidda nafley weydo awoodda maqalka. ld dhegabbeelid.
m.l
Wadaag:
Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Baahibeelidda wax laga baahibeelo. ld haqabbeelid.
m.l
Wadaag:
Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel1.
m.l
Wadaag:
Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela.
ld candhabeelid.
m.l
Wadaag:
Dhaawac gaara garbaha gaadiidka la rarto.
ld garbabbeelid.
m.l
Wadaag:
Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa. ld gaajabbeel1.
m.l
Wadaag:
Dhasha yaryar ee libaaxa.
Ilmo aad u cayilan oo aan socod weli gaarin.
m.l
Wadaag:
Indhaha oo nuurkii aragga ka taga. ld indhabbeelid.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.
m.dh
Wadaag:
(-lal, m.l) God la qoday oo hoos u dheer oo laga helo biyo iwm.
m.l
Wadaag:
Nabarro salka carrabka ee dadka iyo geela ka soo baxa.
m.dh
Wadaag:
Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Doog.
Qudaar.
m.l
Wadaag: