Qeexid
"(f.g) Wax duulaya sida haad, dayuurad iwm dhulku degid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Nafley socota ama caraysan xasilid.
[-gtay, -gatay]
cagadhig tay
cagadhig atay
f.g"(f.g) Wax duulaya sida haad, dayuurad iwm dhulku degid."
(f.mg) Nafley socota ama caraysan xasilid.
Wadaag:
Nabarro salka carrabka ee dadka iyo geela ka soo baxa.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax la hayay meel saarasho.
(f.g) Wax kaydsasho.
(f.g) Cashar qorasho. 4. (f.g) Dugsi wax ka barasho. 5. (f.g) Ballan, heshiis iwm cid la gelid. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax kale u beddelasho. 7. (f.mg) Is dh.: qof khatar iwm oo ku soo fool leh oo loo baahnaa in uu ka gaashaanto ka seexasho.
f.g
-gtay, -gatay
Wadaag:
Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Doog.
Qudaar.
m.l
Wadaag:
Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
Meel leh dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
Dhibaatada caguhu ka mutaan marka lagu socdo meel leh dhagax, qaruurax, gaxandho iwm. 4. ld cagaagid.
m.l
Wadaag:
Wax si ay meel uga fogaadaan aad u cayrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aan kabo xiranayn ahaansho.
f.mg4
-ddaa, -ddayd
Wadaag:
Wax aan kabo haysan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(f.g) Wax cagaar ka dhigid.
(f.mg) Caano la lulayo dhibcihii ugu horreeyey oo subagga ahaa bilaabid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax cagaar noqosho.
Caano la lulayo firfiryeelasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag: