Qeexid
"Weel gun gaaban."
"Weel gun gaaban."
Wadaag:
Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed.
(fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.
m.dh
Wadaag:
Nabarro salka carrabka ee dadka iyo geela ka soo baxa.
m.dh
Wadaag:
Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Doog.
Qudaar.
m.l
Wadaag:
Kulka cagta nafleydu dareento markay kulaylka qorraxdu ku dhacdo ciidda. ld cagagubad.
m.dh
Wadaag:
Wax si ay meel uga fogaadaan aad u cayrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax cagaar noqosho.
Caano la lulayo firfiryeelasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(f.g) Wax cagaar ka dhigid.
(f.mg) Caano la lulayo dhibcihii ugu horreeyey oo subagga ahaa bilaabid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aan kabo xiranayn ahaansho.
f.mg4
-ddaa, -ddayd
Wadaag:
Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
Meel leh dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
Dhibaatada caguhu ka mutaan marka lagu socdo meel leh dhagax, qaruurax, gaxandho iwm. 4. ld cagaagid.
m.l
Wadaag:
Wax aan kabo haysan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag: