Qeexid

"Socod aayar ah oo wahsi ku jiro."

Qeexid Kale

ld cagajiidid. ld ciddijiid1.

Qeexid Xigta

C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cagajiid oo kali ah:
  • Judhiiba waxaa wejiga naga leefay hanfi kulul oo dabada ku wata dhidid iyo dhegdheggiisa, daal iyo cagajiidkiisa, caro iyo camal-xumadeeda.
  • Sababta keentay in Masuuliyiintii loo magacaabay Cusbitaalka Boorama, bishii hore in ay ka cagajiidaan la wareegista xilkiisa, ayaa ah kala-daadsanaan ka muuqatay hawlaha Cusbitaalkaas.