Qeexid
"Socod aayar ah oo wahsi ku jiro."
Qeexid Kale
ld cagajiidid. ld ciddijiid1.
Qeexid Xigta
C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray.
"Socod aayar ah oo wahsi ku jiro."
ld cagajiidid. ld ciddijiid1.
C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray.
Wadaag:
Wax si cagajiidnimo ah u samayn. ld ciddijiid2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax si ay meel uga fogaadaan aad u cayrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhaar iyo handadaad cid loo jeediyo si loo cabsi geliyo.
ld cagajugleyn.
m.l
Wadaag:
Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta dhagxaan ay dabeel, qorrax iwm burburiyeen; carro.
ld iid 1. Maalin ay ummad qaddariso oo hawlaha laga nasto.
m.dh
Wadaag:
U c.: qof si loo cabsi geliyo dhaar iyo handadaad u jeedin.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Nabarro salka carrabka ee dadka iyo geela ka soo baxa.
m.dh
Wadaag:
C. ah: wax qaabkii dabiiciga ahaa ee lagu yaqiin ka duwan.
(e.d) Waa yaab! cajiimid m.f.dh eeg cajiin2.
m.l
Wadaag:
Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Doog.
Qudaar.
m.l
Wadaag: