Qeexid
"U c.: qof si loo cabsi geliyo dhaar iyo handadaad u jeedin."
[-leeyay, -leysay]
cagajugle eeyay
cagajugle eysay
f.mg2"U c.: qof si loo cabsi geliyo dhaar iyo handadaad u jeedin."
Wadaag:
Dhaar iyo handadaad cid loo jeediyo si loo cabsi geliyo.
ld cagajugleyn.
m.l
Wadaag:
Hawl laysu diray oo qabashadeeda la diiddanyahay ka warwareegid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Wax si cagajiidnimo ah u samayn. ld ciddijiid2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Socod aayar ah oo wahsi ku jiro.
C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray.
ld cagajiidid. ld ciddijiid1.
m.l
Wadaag:
Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Doog.
Qudaar.
m.l
Wadaag:
Nabarro salka carrabka ee dadka iyo geela ka soo baxa.
m.dh
Wadaag:
Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
Meel leh dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
Dhibaatada caguhu ka mutaan marka lagu socdo meel leh dhagax, qaruurax, gaxandho iwm. 4. ld cagaagid.
m.l
Wadaag:
Wax si ay meel uga fogaadaan aad u cayrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aan kabo xiranayn ahaansho.
f.mg4
-ddaa, -ddayd
Wadaag:
Wax aan kabo haysan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(f.g) Wax cagaar ka dhigid.
(f.mg) Caano la lulayo dhibcihii ugu horreeyey oo subagga ahaa bilaabid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax cagaar noqosho.
Caano la lulayo firfiryeelasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag: