Qeexid
Neef irmaan sacab ku maalid.
[-stay, -satay]
f.g3Neef irmaan sacab ku maalid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld cageysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld cageysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Badeeco lacag ku beddelasho.
Qeexid Xigta: Lacag yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cageyso. ld cageysad, cageysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax meel ku sugan meel kale dhigasho.
Qeexid Xigta: Cid wax gaarsiin.
Qeexid Kale: Cid waxtarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -gaysay
Qeexid: Cid cag la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld cararso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax caariyo ahaan u qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax hog ku bislaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ergey dirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho.
Qeexid Xigta: Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed.
Qeexid Xigta: (fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid la colloobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid.
Qeexid Xigta: Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cunto suugo ku darsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Laba tiro ama ka badan iskudarid.
Qeexid Xigta: Dhibaato is badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Shahwo iska keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: /mg3 Wax caado ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Shabaag milgo ka dhigasho.
Qeexid Xigta: Ceel miileysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xoog yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]