Qeexid
"Ka soo hor jeedo; lid. ld caksi."
"Ka soo hor jeedo; lid. ld caksi."
Wadaag:
Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed.
(fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.
m.dh
Wadaag:
Wax dhibaato keena ama xun ama xanuun leh iwm, argaggaxa ay nafleyda uurkeeda ku abuuraan; argaggax, bixid, welwel; baqdin.
m.dh
Wadaag:
Cudur geela cagaha ka gala oo aysan tuluddu ku joojin karin cagafta jirran, in ay dhulka ku xoqayso mooyee.
m.l
Wadaag:
ld taksi. (-iyo, m.dh) Baabuur yar oo la kireysto.
ld tagsasho. Guur; tag.
m.l
Wadaag:
Nabarro salka carrabka ee dadka iyo geela ka soo baxa.
m.dh
Wadaag:
Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Doog.
Qudaar.
m.l
Wadaag: