Qeexid
"(-iyo, m.dh) Ballan adag oo lagu heshiiyo. ld axdi."
"(-iyo, m.dh) Ballan adag oo lagu heshiiyo. ld axdi."
Wadaag:
Nin diinta Islaamku sheegtay inuu aakhiru-sabaanka imaan doono.
Barwaaqo.
m.l
Wadaag:
/dh (-iyo, m.dh) Lacagta inteeda birta ah; qaddaaddiic; sanuud.
m.l
Wadaag:
Nooc mallayga yaryar ka mid ah oo koox-koox isu raaca.
Ilmo.
Wax yaryar oo aan qayme lahayn. (baay.) Nudo geed oo ka kooban unugyo si firfircoon u qaybsamaya oo soo saara unugyo; unugyadaas oo u meesiyooba nudaha cusub ee geedka.
m.l
Wadaag: