Qeexid

"(-do, m.l) Qalab ka kooban laba qalbac oo caag ah, dhexdana ku leh mullaax dheer oo codka lagu duubo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cajalad oo kali ah:
  • Sheekh Abu-Yaxye Al-Liibi oo cajalada ku duubnaa ayaa ugu baaqay kooxda mayalka adag ee Al-shabaab inay u midoobaan sidii ay ula dagaalami lahaayeen xukuumada Somalia iyo ciidamada AMISOM.
  • Waxaa ugu dambeeysay riwaayad uu sameeyo Dhaqankeena iyo Dhalinta Casriga, taas oo aan lagu soo bandhigin masrax faneed ee uu hayo iyadoo cajalad ah, inkastooy jiraan weliba riwaayado kale oo ay magacyadoodii naga maqanyihiin.