Qeexid
"(-ro, m.dh) Bowdo."
"(-ro, m.dh) Bowdo."
Wadaag:
/mg2 C./ka c.: qof yaab ku abuurid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab ka kooban laba qalbac oo caag ah, dhexdana ku leh mullaax dheer oo codka lagu duubo.
m.dh
Wadaag:
Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m.l
Wadaag:
Wakhti daruuro badan oo aan da'ayn ay isku gudbaan fallaaraha iyo kulaylka qorraxda.
Xilli qabow oo aan roob da'ayn.
ld catar. Barafuun; catar.
m.l
Wadaag:
Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala.
C. ah: qof gaboobay.
m.l
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya duhurka iyo maqribka.
Salaadda la tukado waqtiga casarka. ld casir.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Hoore udgoon, la isku carfiyo oo aalkolo lahayn, oo ka kooban saliid iyo waxyaabo kale. ld cadar (3).
m.l
Wadaag:
(-siin/-syo, m.dh) Nin aad u gaboobay oo leh dhaqan la dhibsado.
m.l
Wadaag:
In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi.
Tahliil.
m.l
Wadaag:
Shay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma oo xeebaha laga helo. ld canbar.
m.l
Wadaag: