Qeexid
"Biyo ku rafaaqid budo meseggo ama galley."
Qeexid Xigta
Budo meseggo ama galley iyo bur isku qasid si canjeelo looga sameeyo.
"Biyo ku rafaaqid budo meseggo ama galley."
Budo meseggo ama galley iyo bur isku qasid si canjeelo looga sameeyo.
Wadaag:
Budo meseggo ama galley oo biyo lagu rafaaqay.
Budo meseggo ama galley iyo bur laysku qasay oo canjeelo laga sameeyo.
m.l
Wadaag:
C. ah: wax qaabkii dabiiciga ahaa ee lagu yaqiin ka duwan.
(e.d) Waa yaab! cajiimid m.f.dh eeg cajiin2.
m.l
Wadaag:
Cuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo kala gaar ah laga qaado (sida: dhirta qaarkeed, habaaska, cunnada, iwm); cadanyo; caaro. ld xajiimo.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Neef laba atamle ah oo aan ur iyo midab midna lahayn. Curiyaha ugu horreeya ururka VI ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Waxa ay ku jirtaa atomosfiyeerka, macdanta badankeeda, iyo dhagaxda. Ogsajiintu waa curiye lama huraan u ah noolaha oo dhan. Ogsajiinta curiyaha ahi waxa ay leedahay laba qaab: molikiyuulka laba atamlaha ah (O) iyo molikiyuulka deganaanshaha yar ee saddex ogsajiin (Osoon), O. Osoonta waa jinsi ka mid ah jinsiyada ogsajiin.
m.dh
Wadaag:
(-imay/-inay, -intay; -imi/-ini) Cid kaalmo ama taageero u fidin.
f.g1
Wadaag:
Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin2, cinniin2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(fiis.) Summad: R. Saamiga keyd faraqa ee geftinnada gudbiye iyo qulqulka danabka ee dhexmaraya gudbiyaha. Sidaas awgeed, caabbi waa caabbirka hakinta qulqulka danabka. R = V/I taas oo V ay tahay keyd faraqa, I ay tahay qulqulka danabka. Caabbiga waxa lagu cabbiraa oom (omega).
m.l
Wadaag: