Qeexid
"Naag aad u gabowday oo leh dhaqan la dhibsado. ld cajuuso."
"Naag aad u gabowday oo leh dhaqan la dhibsado. ld cajuuso."
Wadaag:
(-siin/-syo, m.dh) Nin aad u gaboobay oo leh dhaqan la dhibsado.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Weel dhoobo ka sameysan oo biyaha lagu shubto.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab ka kooban laba qalbac oo caag ah, dhexdana ku leh mullaax dheer oo codka lagu duubo.
m.dh
Wadaag:
Gabal hilib ah.
C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah.
C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.
m.l
Wadaag: