Qeexid
"(-wyo, m.dh) Carjawda ku taal dhegta gudaheeda ee uu codku ku dhaco."
"(-wyo, m.dh) Carjawda ku taal dhegta gudaheeda ee uu codku ku dhaco."
Wadaag:
(-wyo, m.dh) (c.nafl.) Cad yar oo aan hilib iyo laf midna ahayn, nadoocma oo lafaha isku xirta.
m.dh
Wadaag:
Wax ama qof joojin.
Wax rafaaqid; cajiimid.
Qof dilid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Labada lafood ee ka soo taagan meesha cagta iyo kubka iska galaan middood. ld anqow.
m.l
Wadaag: