ld cakis1.
Wadaag:
Wax ama qof joojin.
Wax rafaaqid; cajiimid.
Qof dilid.
f.g1
-say, -stay
ld cakisid.
m.l
ld caajisid.
m.dh
ld cajisid.
m.f.dh
(-smay, -santay; -smi) Wax la cakisa noqosho.
f.mg1
Wax la cakisay ahaansho (bur, timir, dhoob, iwm).
f.mg4
-snaa, -snayd
ld cakisnaansho.
/dh ld cakisnaan.
ld cambus1.
Erey la yiraahdo kolka wax la kahdo.
e.d