"Erey la yiraahdo kolka wax la kahdo."
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Carjawda ku taal dhegta gudaheeda ee uu codku ku dhaco.
m.l
ld cagsi.
ld cakisid.
Wax ama qof joojin.
Wax rafaaqid; cajiimid.
Qof dilid.
f.g1
-say, -stay
ld cakis1.
m.f.dh
Nooc deerada ka mid ah oo buuraha ku nool.
m.dh.u