Qeexid
"Baadiye jiq ah."
"Baadiye jiq ah."
Wadaag:
Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
m.l
Wadaag:
Kiish yar oo caw ka samaysan oo hilibka, timirta iwm lagu rito.
In yar oo raashiin ah oo xayawaanka lagu dabo.
Deeq yar oo qof hawl qabtay la siiyo. 4. Alaab yar oo meel loo wado. 5. ld callaalid. ld calaal1.
m.l
Wadaag:
ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan.
ld calaacalid.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn, qanjirrada xayawaanka ka yimaada oo cunnada jilciya; candhuufo.
m.dh
Wadaag:
C. ah: biyo saafi ah.
C. ah: maraq dufankiisu yaryahay.
C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.
m.l.kh
Wadaag:
Cunto, meyrax iwm gowsaha ku jilcin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah.
Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
m.l
Wadaag: