Qeexid
"Buur aad u dheer."
Qeexid Xigta
Buur taxane ah.
"Buur aad u dheer."
Buur taxane ah.
Wadaag:
(-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
(-lo, m.l) Gacanta dadka inteeda hoose ee cad; baabbaco; sacab.
m.dh
Wadaag:
Qof laga rabo in uu hawl qabto deeq yar siin; laaluushid.
Alaab yar gaadid raran saarid. ld calaal2.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Ugaarta waaweyn jaad ka mid ah, leh midab casaan xigeen ah, geesa dhaadheer iyo daba gaaban oo bogga ka cad; cawlo.
Cawl dhaddig ah.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn, qanjirrada xayawaanka ka yimaada oo cunnada jilciya; candhuufo.
m.dh
Wadaag:
Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn.
Ku c.: amar sidii laga rabay u fulin.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
C. ah: biyo saafi ah.
C. ah: maraq dufankiisu yaryahay.
C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.
m.l.kh
Wadaag:
Cunto, meyrax iwm gowsaha ku jilcin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah.
Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
m.l
Wadaag: