Qeexid
"Ka c.: cid dhibaato ku dhacday, erayo beerlaxawsi leh cid kale u jeedin. ld calaancal2."
[-alay, -ashay]
calaacal3 lay
calaacal3 shay
f.mg1"Ka c.: cid dhibaato ku dhacday, erayo beerlaxawsi leh cid kale u jeedin. ld calaancal2."
Wadaag:
(-lo, m.l) Gacanta dadka inteeda hoose ee cad; baabbaco; sacab.
m.dh
Wadaag:
ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan.
ld calaacalid.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xiriirka ka dhexeeya laba qof, dowlado iwm. ld calaaqaad, calaaqad, cilaaqaad, cilaaqad, cilaaqo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Tilmaan gaar ah oo wax leeyahay oo waxyaabaha la nooca ah looga garto; astaan.
Belo; masiibo.
C. ah: curyaan. ld calaamad.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Calal ama wax duugoobay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax calaamo u yeelid. ld calamadee, calaamee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: