Qeexid

"ld calaamo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calaamad oo kali ah:
  • Khaseere badan oo dhanka dhaqaalaha ah ayuu sheegey in roobku geystey, waxaana uu sheegey in ay jiraan guryo dumeyu. hase ahaatee, lama soo calaamadin dad wax ku noqdey.
  • Cayaarahan, ayaa si habsami leh u socda, walow, ay koox kastaaba dhanka garsoorka ka cabayso oo khaladaad badan oo garsoorku galay la soo calaamadeeyay.