Qeexid
"ld calaamadso."
[-stay, -satay]
calaamadays tay
calaamadays atay
f.g3"ld calaamadso."
Wadaag:
Wax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax calaamaad u yeelasho. ld calaamadayso, calaamayso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax calaamo u yeelid. ld calamadee, calaamee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cimaamad madax ku duubasho. ld cimaamado.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: