Qeexid

"Wax calaamo u yeelid. ld calamadee, calaamee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calaamadi oo kali ah:
  • Inuu baabi’iyo xuduudadii Ingiriisku sameeyay oo uu calaamadiyo xuduuddo cusub oo Maraykan u qoondeeyay.
  • Xaashi kasta waxa calaamadin kara qof keliya.