Qeexid

"Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn oo midabbo kala duwan leh oo jecel macaanka. ld calaambereg, calaameleg."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: