Qeexid

"Maro aad duug u ah."

Qeexid Xigta

Cad maro ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calal oo kali ah:
  • Sheeko waan ka weynaaday jacaylna weli maan gaadhin, kolka aan gaadho calaleheeda, haddii calaf ii kaa qoray sina igu seegi meysid.
  • Hase yeeshee, haddii arrintu marayso, ceeb ninkeedii calalka ka furayo, waxaan go’aansaday inaan si cad u shaaciyo xaqiiqda arrmaha taagan iyo cidda leh masuuliyadda ugu weyn.