Qeexid
"Calan dejinta."
"Calan dejinta."
Wadaag:
Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah.
Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Barwaaqo, caafimaad iwm oo ka muuqda xoolaha jirkooda.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.dh) Ciyaarta kubbadda cagta labada qof ee garsooraha caawiya midkood. ld calanwale.
m.l
Wadaag:
Maalinta dowladi calankeeda qaadato. ld calansaarid.
m.l
Wadaag:
Calannaqsi sameyn. ld calyannaqso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Soo celinta iyo calalinta ay xooluhu ku sameeyaan cuntada calooshooda ku jirta. ld calannaqsasho.
m.l
Wadaag:
Biyo ama fuud aan miir ahayn calow galay, qasan.
Midabyo isku laban (xoolaha).
m.dh
Wadaag:
U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid.
U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.
f.g1
Wadaag:
Cunto, meyrax iwm gowsaha ku jilcin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
C. ah: biyo saafi ah.
C. ah: maraq dufankiisu yaryahay.
C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.
m.l.kh
Wadaag: