Qeexid
"Calannaqsi sameyn. ld calyannaqso."
[-saday, -satay]
calannaqs aday
calannaqs atay
f.mg3"Calannaqsi sameyn. ld calyannaqso."
Wadaag:
Soo celinta iyo calalinta ay xooluhu ku sameeyaan cuntada calooshooda ku jirta. ld calannaqsasho.
m.l
Wadaag:
eeg calannaqso. ld calannaqsad, calannaqsi, calyannaqsasho, calyannaq
m.f.dh
Wadaag:
Barwaaqo, caafimaad iwm oo ka muuqda xoolaha jirkooda.
m.dh
Wadaag:
Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah.
Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Cunto gowsaha ku burburin. ld calasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax calaf ka dhigasho. ld calfo.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-yayaal, m.dh) Ciyaarta kubbadda cagta labada qof ee garsooraha caawiya midkood. ld calanwale.
m.l
Wadaag:
Maalinta dowladi calankeeda qaadato. ld calansaarid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax dib u soo ceshasho.
(f.g) Quraan akhrisasho.
(f.mg) U n.: wax mar labaad. 4. (f.mg) Gar cid u jeedsasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Wax calaamaad u yeelasho. ld calaamadayso, calaamayso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: