Qeexid
"Maalinta dowladi calankeeda qaadato. ld calansaarid."
"Maalinta dowladi calankeeda qaadato. ld calansaarid."
Wadaag:
Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah.
Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Muslinkii hore oo reer Madiinaoo Nebi Maxamed (nnk) iyo Muhaajiriintiisoo dhoweeyey oo taageerada weyn u fidiyay.
m.dh.u
Wadaag:
Barwaaqo, caafimaad iwm oo ka muuqda xoolaha jirkooda.
m.dh
Wadaag:
Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.dh) Meel la korayo ama laga degayo meelaheeda kala korreeya ee cagta la sii saarto.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.dh) Ciyaarta kubbadda cagta labada qof ee garsooraha caawiya midkood. ld calanwale.
m.l
Wadaag:
Soo celinta iyo calalinta ay xooluhu ku sameeyaan cuntada calooshooda ku jirta. ld calannaqsasho.
m.l
Wadaag:
Calannaqsi sameyn. ld calyannaqso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Doog.
Qudaar.
m.l
Wadaag: