Qeexid
(-dyo, m.dh) Nin madax ka ah ciyaarta mingiska.
(-dyo, m.dh) Nin madax ka ah ciyaarta mingiska.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Haweeney madax ka ah ciyaarta mingiska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld calaaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax calalin; raamsi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nikaax. ld caqdi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld calaaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld qalcad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg calaqaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld callaalasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld calalsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld calafsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-qmay, -qantay; -qmi) Wax la callaqay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld calaamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld calalsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax la callaqay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Biyo ama fuud aan miir ahayn calow galay, qasan.
Qeexid Xigta: Midabyo isku laban (xoolaha).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: C. ah: biyo saafi ah.
Qeexid Xigta: C. ah: maraq dufankiisu yaryahay.
Qeexid Kale: C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maro aad duug u ah.
Qeexid Xigta: Cad maro ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid.
Qeexid Xigta: U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq.
Qeexid Xigta: Nasiib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lfo, m.l) Kab duug ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]