Qeexid
"Dhul qashin ka nadiifin."
Qeexid Xigta
Biyo calas ka dhigid.
[-seeyay, -seysay]
calase eeyay
calase eysay
f.g2"Dhul qashin ka nadiifin."
Biyo calas ka dhigid.
Wadaag:
Wax midab cas u yeeelid.
Kabo buraash marin.
Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
C. ah: biyo saafi ah.
C. ah: maraq dufankiisu yaryahay.
C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.
m.l.kh
Wadaag:
Biyo ama fuud aan miir ahayn calow galay, qasan.
Midabyo isku laban (xoolaha).
m.dh
Wadaag:
Barwaaqo, caafimaad iwm oo ka muuqda xoolaha jirkooda.
m.dh
Wadaag:
Cunto, meyrax iwm gowsaha ku jilcin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid.
U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.
f.g1
Wadaag:
Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah.
Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
m.l
Wadaag: