Qeexid
"ld calalso."
[-shaday, -shatay]
calash haday
calash hatay
f.g3"ld calalso."
Wadaag:
eeg callaalo. ld calaalad, calaalasho, callaalad.
m.f.dh
Wadaag:
eeg calafso. ld calafsad, calafsi, calfad, calfasho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg calalso. ld calalsad, calalsi, calashad, calashi.
m.f.dh
Wadaag:
C. ah: biyo saafi ah.
C. ah: maraq dufankiisu yaryahay.
C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.
m.l.kh
Wadaag:
Biyo ama fuud aan miir ahayn calow galay, qasan.
Midabyo isku laban (xoolaha).
m.dh
Wadaag:
eeg calaamadso. ld calaamadsad, calaamadsi, calaamadaysad, calaamaday
m.f.dh
Wadaag:
eeg calannaqso. ld calannaqsad, calannaqsi, calyannaqsasho, calyannaq
m.f.dh
Wadaag:
Dhul qashin ka nadiifin.
Biyo calas ka dhigid.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag: