Qeexid
"Biyo xareed, saafi ah."
"Biyo xareed, saafi ah."
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn, qanjirrada xayawaanka ka yimaada oo cunnada jilciya; candhuufo.
m.dh
Wadaag:
Wax calyo ku halllayn; calyo ku qoyn. ld candhuufayn.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Dir hoosaad naasleyda qoobabka leh oo ay ka midyihiin idaha, riyaha, lo'da iyo cawsha. Waxa astaan u ah calool afar lakab ah, oo qaybta ugu horaysa la yidhaahdo “ruumen” taas oo burbuisa “selilowska”. Cuntada waxa si ku meel gaadh ah loogu keydiyaa “ruumenka”, halkaas oo dib loogu burburiyo looguna calaaliyo balbka, inta aan la liqin loona gudbin qaybta kala ee caloosha iyada oo dheefshiidku halka ka sii socdo.
m.l.u
Wadaag:
Qofka ama dadka xoolaha aroor ah uga sii hora mara ceelka si uu ugu diyaariyo kaalin iyo biyo.
m.dh.u
Wadaag: