Qeexid
"Qof in uu bulsho madax u noqdo u boqrid. ld caleensaar2."
[-ray, -rtay]
caleemasaar2 ay
caleemasaar2 tay
f.g1"Qof in uu bulsho madax u noqdo u boqrid. ld caleensaar2."
Wadaag:
U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.
m.l
Wadaag:
Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada.
Caleenta geedka shaaha.
m.dh
Wadaag:
Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin.
Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin.
Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: