Qeexid
"Geed caleen yeelasho."
[-stay, -satay]
caleemays tay
caleemays atay
f.mg3"Geed caleen yeelasho."
Wadaag:
U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.
m.l
Wadaag:
Qof in uu bulsho madax u noqdo u boqrid. ld caleensaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada.
Caleenta geedka shaaha.
m.dh
Wadaag:
Cid eegmo wax ku yeelid; cawrin; ilayn.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigasho.
Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho.
Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Caleemo iska ridid (geed).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Weel, maro iwm mardhacyo uskag ah yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: