Qeexid
"Caleemo iska ridid (geed)."
[-saday, -satay]
caleendhacs aday
caleendhacs atay
f.mg3"Caleemo iska ridid (geed)."
Wadaag:
(bot.) Geedka lumiya ama ay ka hoobtaan caleemaha xilliyada qaarkood.
m.l
Wadaag:
eeg caleendhacso. ld caleendhacsad, caleendhaacsi.
m.f.dh
Wadaag:
Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada.
Caleenta geedka shaaha.
m.dh
Wadaag:
Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho.
Nirig naas maraq ka furasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-eemo ..., m.l) (bot.) Caleenta iskudhisani waxay leedahay baabaca caleen u qaybsan caleen yarooyin girigirkoodu gaarsiisanyahay aroore caleenta.
m.dh
Wadaag: