Qeexid
"ld caleemasaarid."
"ld caleemasaarid."
Wadaag:
U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.
m.l
Wadaag:
Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada.
Caleenta geedka shaaha.
m.dh
Wadaag:
Qof in uu bulsho madax u noqdo u boqrid. ld caleensaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Maalinta dowladi calankeeda qaadato. ld calansaarid.
m.l
Wadaag:
Nuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1).
m.l
Wadaag:
Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan.
Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan.
Tartan kubbad, orod iwm. 4. Kaftan aan run ahayn. ld ciyaar1.
m.dh
Wadaag:
Caleemo iska ridid (geed).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Alaabo yar oo aan cuslayn oo gaadiidka dheegga laga saaro marka la raraayo.
ld fangelid.
m.l
Wadaag: