Qeexid
"Dhalo farshiidda ka weyn."
"Dhalo farshiidda ka weyn."
Wadaag:
Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada.
Caleenta geedka shaaha.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah abeesooyinka waaweyn.
Wax tiradoodu aad u badantahay; camaarrey.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn, qanjirrada xayawaanka ka yimaada oo cunnada jilciya; candhuufo.
m.dh
Wadaag:
ld caanaddiiq 1. Haweeney caanaha ka ganacsata; (u) dad caanaha ka ganaacsada.
ld canaaley. Naasley.
m.dh
Wadaag: