Qeexid
"Qof laga rabo in uu hawl qabto deeq yar siin; laaluushid."
Qeexid Xigta
Alaab yar gaadid raran saarid. ld calaal2.
[-aalay, -aashay]
callaal2 alay
callaal2 ashay
f.g1"Qof laga rabo in uu hawl qabto deeq yar siin; laaluushid."
Alaab yar gaadid raran saarid. ld calaal2.
Wadaag:
Kiish yar oo caw ka samaysan oo hilibka, timirta iwm lagu rito.
In yar oo raashiin ah oo xayawaanka lagu dabo.
Deeq yar oo qof hawl qabtay la siiyo. 4. Alaab yar oo meel loo wado. 5. ld callaalid. ld calaal1.
m.l
Wadaag:
(-shay, - latay) Alaabo yar gaadiid saarasho. ld calaalo.
f.g3
Wadaag:
(-lo, m.l) Gacanta dadka inteeda hoose ee cad; baabbaco; sacab.
m.dh
Wadaag:
(-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Arrin aan xalkeeda fogeyn.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-llo, m.dh) (daaw.) Dareere loo diyaariyay in lagu daweeyo ama lagaga hortago cudurrada ay dhaliyaan noolayaasha ili-ma-aragtayda ah.
m.l
Wadaag:
eeg callaalo. ld calaalad, calaalasho, callaalad.
m.f.dh
Wadaag: